U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dar1

Magac Lab
Naxwe-rar, m.l
Xaraf DSubg DA3 xar
1

Weel ka sameysan bir, qori, harag oo xoolaha biyo loogu shubo.

2

Dhisme dhagax iyo shamiinto ka samaysan oo xoolaha biyo loogu shubo.

3

In xoolo ah oo isku mar ka wada cabta.

4

D. ah: dadkii hore.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Bal hoorisna ku dar ah, waayo maan arage. d. Cirka taagey udub li'i.

”
“

Gudoomiyaha Jaamacadda Camuud, wuxuu kula dar-daarmay dhalinyarada ururkaas in looga baahan yahay, adkaynta Midnimada Somaliland, Nabad-gelyada iyo in ay ku dadaalaan waxbarashada.

”
“

.In Baarlamaanka la horgeeyo dhaqaalaha dalka, kadibna la isticmaalo. 3.In booliiska dib u habeyn lagu sameeyo, si ay howlahooda uga soo baxaan, dar darna u geliyaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rar, m.l

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan