U gudub nuxurka bogga
SABAAD

idinka

Magacuyaal Ebyoon
Xaraf ISubg ID6 xar
1

Magacuyaal yeele oo tilmaamaya qofka labaad ee wadarta ah.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Hadiise nabada dhaawac gaadho yaa idinka idiinka nugul.

”
β€œ

Guntii iyo gebo gebadii ayaan waxaan jecelahay inaan ku soo gunaanado gobyaalka iyo tixda gabayaaga maandeeq waxaa ku ladhan xikmad aad u baahantahiin oo laga yaabe idinka caawin garta dariiqa dheer ee aad u heelantahiin: MOHAMED ABDI HASSAN (DIRIDHABA).

”
β€œ

Cumar markii uu ku soo laabtay nimankii u soo dhiibtay dhambaalkaas, waxay weydiiyeen wixii uu la kulmay, wuxuuna ku yiri β€œiska taga oo baxa hooyadiin idin weysaye, anniga unbaa og wixii idinka dartiin aan kala kulmay khaliifkii Rasuulka (scw)”.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magacuyaal Ebyoon (mu.eb)

Xarafka

I Β· ID

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
idinka - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan