Skip to main content
SABAAD

gasho

Fal Gudbe/Laba (3)
Naxwe-shaday, -shatay
Xaraf GSubg GA5 xar1 Tusaale
1

(f.g) Wax la fasilay xirasho.

2

(f.g) Wax la tolay xirasho (kabo iwm).

3

(f.lg) Wax gudihiisa, wax ku ridasho. .

Tusaalooyin

β€œ

Jeebka lacagta gasho

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe/Laba (3) (f.g/lg3)

Isrogrog

-shaday, -shatay

Xarafka

G Β· GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gasho - sawirka la wadaagga

La Wadaag