1
Iftiin.
Tusaale Dheeraad ah3
“
“Waxaan u caddaynayaa taageerayaasha ururka iyo ummadda Somaliland inaan arrintaa waxba ka jirin, waxna aanay kala socon guddoomiyaha ururka, xoghayaha guud, guddiga fulinta iyo Xubnaha golaha dhexe ee ururku,” sidaa waxa xoghayaha Ilays Mr.
”“
Dhinaca kale, war-saxaafadeed Ururka ILAYS ka soo saaray Hargeysa shalay, ayaa beeniyay in xubno ka tirsnaa Ilaysku ay ku dhawaaqeen urur cusub.
”“
Waxay ahayd ilays ay soo bidhaansadaan Soomaalidii kale ee ku hadhsanayd gacanta gumaysiga iyo goob ay ka fiirsadaan rajada mustaqbalkooda.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-syo, m.dh
Xarafka
I · IL
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
