U gudub nuxurka bogga
SABAAD

mahad

Magac Dheddig
Xaraf MSubg MA5 xar
1

Wanaag qof cid kale u hayo oo ka dhasha abaal loo galay. mahadceli

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Abaalkooda Taariikhdaa Qori Doonta Marka hore haddii aad tihiin bahda Wargeyska Haatuf waxaanu idiinku mahad celinaynaa qalinkiina Dimuqraadiga ah ee saxaafadeed.

”
β€œ

Alaha u naxariistee Marxuum Mahad Axmed Cilmi ayaa dhaawac ahaan loo geeyay Isbitalka Madiina halkaasi oo uu ku geeriyooday.

”
β€œ

Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo isaguna halkaa ka hadlay, ayaa ugu horreyn si weyn ugu mahad-celiyey ardayda jaamacadaha iyo Komishanka Doorashooyinka Qaranka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

M Β· MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
mahad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan