U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maxay

Erey Weyddiimeed
Xaraf MSubg MA5 xar1 Tusaale
1

Erey weyddiimeed oo ka kooban 'maxaa' iyo 'ay', labo xaaladood ayaana loo adeegsadaa, sida: a) "Waa maxay?"; b) "Maxay doonaysaa ama doonayaan?"

2

Erey lagu xiriiriyo weer sababley ah; sababtu waxaa weeye; maxaawacay; maxaayeelay; waayo. .

Tusaalooyin

“

Shalay kuuma imaan, maxaajiraa, hawl baan lahaa

”

Tusaale Dheeraad ah3

“

DIIRIYE HINGO:War gabadhu maxay dhintay, wayaabe, oo ay xaalka ka bixisaa?

”
“

-Su’aal Sheeg suurahadaas maxay kala yihiin? 12-Jawab: Waxay kala yihin 1-Al Faatixa. 2-Al-ancaam. 3-Al kahfi. 4-Faadir. 5-Saba.

”
“

Ayaa waxaa la weydiiyay: Maxay Diinta ka qabtaa Kooxaha, Axzaabta iyo Ururada Islaamka iyagoo weliba ku kala duwan Manhaj-yadooda iyo Caqiidooyinkooda, inkastoo Kooxda, Xizbiga iyo Ururka Xaqqa ah uu mid yahay sida Xaddiiska sugan ku soo aroortay?

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Erey Weyddiimeed (e.we)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maxay - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan