U gudub nuxurka bogga
SABAAD

immisa

Magacuyaal Weyddiimeed
Xaraf ISubg IM6 xar1 Tusaale
1

Tiro weyddiimeed oo caddad, qiime ama saacad lagu hubsanayo; inma?, intee?. , "Waa meeqa saac?".

Tusaalooyin

β€œ

Waa immisadii?

”

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Immisa jeer ayaan isku dayey in aan fahamsiiyo sida aanan majlis- kaas u jeclayn haddana ugu khasbanahay!

”
β€œ

β€œ Immisa maalmood ayaa sidaas loogu degganaa?

”
β€œ

S: Shirkaddan Xorriyo Airways immisa qof ayaad ku aasaasteen?

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magacuyaal Weyddiimeed (mu.we)

Xarafka

I Β· IM

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
immisa - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan