U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xorriyo

Magac Dheddig
Xaraf XSubg XO7 xar
La Mid AhxorriyadMagac Dheddig
1

Madaxbannaani.

Tusaale Dheeraad ah3

“

S: Shirkaddan Xorriyo Airways immisa qof ayaad ku aasaasteen?

”
“

Waxaa intaas raaca, halganka dabadii, wadaaddadaas oo laf dhabar u ahaa xorriyo doonkii, way ka gaabsadeen in ay xukunka ka mid noqdaan.

”
“

Gudoomiyaha gobolka Mudug Maxamed Yuusuf Jaamac (Tigey) ayaa isna u mahadceliyey Ururka NUSOJ sida ay usoo gurmadeen Wariye Xorriyo,waxaana uu ku dhiirageliyey in ay howsha halkaas kasii wadaan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

X · XO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xorriyo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan