U gudub nuxurka bogga
SABAAD

saacad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf SSubg SA6 xar
1

Qalab waqtiga lagu cabbiro oo leh meel wareegsan oo lambaro ku yaalliin iyo laba irbadood oo kala dheer oo mid saacadda muujiso midda kalena daqiiqadaha muujiso.

2

Maalinta oo 24 meelood loo qaybiyey meesheed.

3

Wakhti.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Faransiiska ayay markale niyadisii beenowday Khamiistii markii ay 10 qof noqdeen muddo saacad ah, iyada oo ciyaarta laga saaray weeraryahanka Thierry Henry.

”
“

Cabdixakiim ayaa wararku shegayaan in xabsiga saacad lagu hayey kadib markii Taliyaha ciidanka Puntland sii daayey.

”
“

Charlton wxay u muuqatay in ay madaxa ku qaadanayso markii shanad oo xidhiidh ah kooxda dirayska buluuga ah, inkasta oo ay muddo saacad badhkeed ah ku ciyaarayeen 10 nin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
saacad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan