U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jamac

Magac Lab
Xaraf JSubg JA5 xar
1

Dad badan oo salaad wada tukanaya.

2

Wadar.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Abdiqani Jamac Dharas wuxuu ahaa nin eexda neceb isla markana wuxuu ahaa nin kasoo horjeeda takoorka ama haybsooca dadka Soomaalida ah ee lahayb sooco.

”
“

C/karim Jamac uu yahay saaxibka dhow ee Sh.

”
“

Abdiqani Jamac Dharas wuxuu ahaa nin xiiseeya Siyaasadda wuxuuna aad iyo aad u jeclaa inuu arko xukun cadaalad iyo sinaan ku dhisan kaas faqriga iyo taajirka u simaya xuquuqda muwaadinimo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

J · JA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jamac - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan