U gudub nuxurka bogga
SABAAD

neceb

Fal Gudbe (4)
Naxwe-cbaa, -cbayd/-ebcaa, -ebcayd
Xaraf NSubg NE5 xar
1

Wax aan la rabin kashasho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waayo, waxaa laga neceb yahay xaga Ilaahay iyo xaga diintaba.

”
“

Beesha Murusade waa beel dulmiga,gardarada iyo gumesiga neceb.

”
“

Abdiqani Jamac Dharas wuxuu ahaa nin eexda neceb isla markana wuxuu ahaa nin kasoo horjeeda takoorka ama haybsooca dadka Soomaalida ah ee lahayb sooco.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (4) (f.g4)

Isrogrog

-cbaa, -cbayd/-ebcaa, -ebcayd

Xarafka

N · NE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
neceb - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan