U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jannaayo

Magac Dheddig
Xaraf JSubg JA8 xar
1

Bilaha qorraxda lagu xisaabo ee sanadka midda ugu horraysa.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Dhinaca horyaalka Spain ee La Liga, ciyaaryahanki ugu caansanaa ugu qaalisanaa bishii Jannaayo wuxuu ahaa Philippe Coutinho oo ay kooxda Barcelona ku iibsatay €160m.

”
β€œ

Hay'ad ka shaqeysa nabadgalyada badaha calaamka ayaa sheegtay in burcad-badeedda Soomaaliyeed ay bishii Jannaayo ee sannadkan oo keliya qaadeen 30-weerar oo ay qaarkood ku guuleysteen qaar kalena ay ku guuleysan waayeen.

”
β€œ

Keenadiid Axmed Yuusuf, Guddoomiye Idman, 30-kii Agoosto 1962 Axmed Muudde Xuseen, Duq Magaalo, 2-dii Jannaayo 1966 Cumar Xasan Maxamuud (Istarliin), Duq Magaalo, Febraayo, 1969 Dr.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

J Β· JA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jannaayo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan