Skip to main content
SABAAD

duq1

Magac Lab
Naxwe-qey/-qeyti, m.dh
Xaraf DSubg DU3 xar
1

(-qow, m.dh) Qof da' weyn.

2

(-qey/qeyti, m.dh) Qof bulsho madax u ah.

3

D. ah: wax gaboobay.

Tusaale Dheeraad ah3

.Nabadon(duq)Aadan Ahmed Abdi oo haa dagaal yahan gobonimadoonka SYL oo wax badan ka shaqeeye midnimada soomaalida. 20.Prof.

Dheere) Guddoomiye Gobolka ahna Duq Magaale 28-April 2007-September 13, 2008 Maxamed Cusmaan Cali Dhagaxtuur Novembar 2008 Novembar 2009 Laabo Bogga Hore ee AllPuntland.

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-qey/-qeyti, m.dh

Xarafka

D · DU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
duq - sawirka la wadaagga

La Wadaag