U gudub nuxurka bogga
SABAAD

magaalo

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf MSubg MA7 xar
1

Meel dad badani wada degganyahay oo leh guryo badan, waddooyin, dukaamo, dugsiyo, isbitaallo iwm; beled.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Ciidanka Taraafikadu Ma Laha Mootooyin iyo Gaadiid Hargeysa oo ah caasimada Somaliland, ahna magaalo hadda dadku aad ugu badan yahay iyo gaadiidkuba, waxaa si joogto ah uga dhaca shilal gaadiid oo mar walba dad ku dhintaan, qaarkoodna ku dhaawacmaan.

”
β€œ

. Si arrimaha Dastuurka iyo dhismaha Federaalka loo hirgeliyo waxay labada dhinac isku raaceen in xarun gudiga dastuurka looga furo magaalo-madaxda Dawladda Puntland ee Garoowe.

”
β€œ

Addis Ababa, waxay si weyn u noqotay magaalo koraysa wixii ka dambeeyay dagaalkii labaad ee adduunka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

M Β· MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
magaalo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan