U gudub nuxurka bogga
SABAAD

febraayo

Magac Dheddig
Xaraf FSubg FE8 xar
1

Bisha labaad ee sanadka miilaadiga ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Mudane Faroole ayaa sheegey in magaalada Galkacayo ay booqdeen markii la doortey gaar ahaan bishii Febraayo ee sanadkan ammankeeduna uu khalkhal ku jirey markaas oo dadka deegaanka ay ka codsadeen maamulka dhexe ee Puntland.

”
“

Ugu danbeyntii, Wasiirka Warfaafinta, Boostada iyo Isgaarsiinta ayaa golaha soo hordhigay Xeerka Isgaarsiinta oo uu horey golaha Wasiirada ugu qeybiyey 16kii Febraayo.

”
“

Keenadiid Axmed Yuusuf, Guddoomiye Idman, 30-kii Agoosto 1962 Axmed Muudde Xuseen, Duq Magaalo, 2-dii Jannaayo 1966 Cumar Xasan Maxamuud (Istarliin), Duq Magaalo, Febraayo, 1969 Dr.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

F · FE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
febraayo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan