1
Madow khad u eg oo awrtu qadaadka ku yeelato marka ay qooqdo; dawaad; tawaad. jid-ka-fogaanta m.l Summad d. Fogaanta u dhexeysa laba barood iyo (x ,y ) ee ku yaalla kulannada kaartis waana sidan: d = (x2-x1) + (y2-y1). jid-kiimikeed m.l (-dyo, m.dh) (kiim.) Hab loo dhigo iskudhiska kiimikaad iyada oo la adeegsado summado taagan atammada. Naanays-molikuyuulku waxay sheegtaa keliya noocyada iyo tirada atammada. Dhisnaanays molikuyuulku waxay muujisaa sida atammadu u habaysanyihiin. Dhis naanays molikuyuulku waxaa kale oo ay muujisaa sida atammada ama kooxuhu ugu aaddanyihiin dululaatiga.
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
xis.
Cilmiga
Kimisteri (kiim.)
Xarafka
J · JI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
