U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jil1

Magac Lab
Xaraf JSubg JI3 xar
1

Daliigo suun ah oo dhigaha lagu maro.

2

Qayb, miilo.

3

Lo' bulsho ah.

4

Jurmi nafley. 5.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Fall ayaa sheegay hadii shirkaasi la qabto xal laga gaari karo dhibaatooyinka cakiran ee iminka taaga, isla markaana Dowlada ay mar walba jil jileec muujiso.

”
“

Qalinle ayaa curiyey jil-siyaasadeed oo uu ku cabiray sida uu uga biyadiidsan yahay caynaanka maamul ee xukuumadda M/Weyne Cadde.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

J · JI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jil - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan