Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Adkaan la'aan; fudayd; debec.
Karti iyo awood-darro cid ka muuqata.
Gudiga waxa isu raacday farsamo xumo iyo go’aan jileec.
Fanka cusubi wuxuu meesha ka saaray in la ceebaysto muujinta nugaylka nafsadeed taas oo lagu tarjumayo calaacal, baryootan, eedsheegad, iyo waxyaalaha la midka ah ee ninka geeljirka ahi u arkayey jileec iyo doqonnimo.
Fall ayaa sheegay hadii shirkaasi la qabto xal laga gaari karo dhibaatooyinka cakiran ee iminka taaga, isla markaana Dowlada ay mar walba jil jileec muujiso.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
J · JI
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag