U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bulsho

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf BSubg BU6 xar
1

Dad meel ku wada nool oo isku dan ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhinaca aqoonta casriga ah waxaa sareeyey kuwa aynu mar walba hogaanka u dooranaynay marka la barbar dhigo masuuliyaddii labadaas bulsho horkacday hadday noqoto xili kasta intii aynu haysanay xoriyadda.

”
“

Balse waxay abuurtey nacayb iyo faham guud oo bulsho kuna aadan xaqdarada ay 4.5 u horseeday dib u soo abuurista hab-maamulka Soomaaliya danaheeda.

”
“

In la dhiso bulsho ka madax bannaan qabyaalad, cabsi iyo colaad ka aloosanta dhexdeeda ama uga timaada dariska iyo caalamka intiisa kale, kuna naaloota nabad, amni iyo caddaald sababta horumar dhan kasta ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

B · BU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bulsho - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan