U gudub nuxurka bogga
SABAAD

suun1

Magac Lab
Naxwe-uuman, m.dh
Xaraf SSubg SU4 xar
1

Daliig maqaar ama wax kale ka samaysanoo dhexda lagu xirto si uu dharka u celiyo.

2

Siddada alaabta qaarkeed sida dhiilaha, satiyada iwm lagu qaado.

3

Celiye idiin ah oo gadaal iyo horay kabaha ka haya si aysan u siiban.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Dhexda waxa ugu maran cayn (suun) bir cadi badhtanka kaga taal.

”
“

Nebiga (scw) ayaa markii uu arkay waxa ay Asmaa sameysay ugu duceeyay inuu Ilaah ugu beddelo labo suun Jannada dhexdeeda.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-uuman, m.dh

Xarafka

S · SU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
suun - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan