Skip to main content
SABAAD

kaaliyam

Magac Lab
Naxwekiim.
Xaraf KSubg KA8 xar
1

Summad : K. Bir firfircoon oo jilicsan. Waa midda saddexaad ee biraha alkaliga (ururka I ee tusaha kalgalka); bar-dhalaashan: 63.7° C; barkarid: 756° C; cufnaan beegan: 0.86; tiro borotoon: 19; cuf-atameed: 39.09.

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

kiim.

Xarafka

K · KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kaaliyam - sawirka la wadaagga

La Wadaag