1
Tusaale Dheeraad ah3
“
Leeb ( carabi : سهم taliyaani : freccia ingiriis : arrow) waa ul dhuuban oo ka samaysan alwaax ama bir kaas oo lagu xidho qaanso ka dib la rido ayadoo lala shiishayo bar ama meel.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-ro, m.l
Xarafka
B · BI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
