Skip to main content
SABAAD

cufnaan

Magac Dheddig
Naxwefiis.Fiisigis
Xaraf CSubg CU7 xar
1

Layiignimo; cumur. cufnaan u-eegan m.l Summad: d. Cufnaanta walax oo loo qaybshay cufnaanta biyaha. Cufnaan u-eegan = cufnaanta walaxda (P)/cufnaanta biyaha (P). Mar haddii cufnaanta biyuhu ay le'egtahay 1000 kg/m3, cufnaanta u-eegan ee walaxi waxa le'egtahay 1/1,000 (hal kumaadka) cufnaanta walaxda. cufnaan-hoorbeeg m.l (-go, m.l) (fiis.) Qalab lagu cabbiro cufnaanta ama cufnaanta ueegan ee hoorka. cufnaanta tirada dadka m.l (juqr.) Xaddiga tirada dadka ee ku nool gobol, tusaale ahaan: Awstiraaliya waxay leedahay xaddi tiro yar oo dad ah.

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

fiis.

Cilmiga

Fiisigis (fiis.)

Xarafka

C · CU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cufnaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag