U gudub nuxurka bogga
SABAAD

borotoon

Magac Lab
Naxwe-nno, m.dhKimisteri
Xaraf BSubg BO8 xar
1

Saxar asaasi ah oo leh saldanab togan. B.nnadu waa iniin-bu'eedyo laga helo dhammaan bu'leyda.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Yuraaniyam waa bir leh 92 elektaroon iyo 92 borotoon, taas oo leh radioactive daciif ah maadaama isotopeskeedu aanay daganeeyn.

”
β€œ

Fogaanta ay isku jiraan laba Borotoon hadii ay ka bataan dhexroorkoodu inta uu dhanyahay waxaa abuurmaya xoog danab kaladid.

”
β€œ

Tusaale fiican waxaan u soo qaadan karnaa curiyaha Magniisiyaam tirada cufkiisu waa 24, marka waxaan u qoraynaa Magniisiyaam-24, taas oo u dhiganta 12 borotoon iyo 12 elektaroon.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno, m.dh

Cilmiga

Kimisteri (kiim.)

Xarafka

B Β· BO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
borotoon - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan