U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kawaan1

Magac Lab
Naxwe-nno, m.dh
Xaraf KSubg KA6 xar
1

Meel ama dukaan hilibka lagu iibiyo ama lagu gado.

2

Meesha xoolaha lagu qalo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhagaxtuur oo shir Jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in qodista kaawadaasi ay halis ku tahay inuu dabar go’o dhismaha xaruntii hore ee Gowraca xoolaha Kawaan bari ee Deg.

”
“

Xarakatul Shabaab Al-Mujaahidiin oo Maanta Muqdisho ka furay Kawaan Xoolaha lagu gowraco.

”
“

Shirkadaan ayaa sida oo kale ka dhisaneynsa magaalada Bosaaso kawaan xoolaha lagu qalo halkaas oo ay ka dhoofsanyaan xoolaha oo qalan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno, m.dh

Xarafka

K · KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kawaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan