U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qalo1

Magac Lab
Xaraf QSubg QA4 xar
1

Hal neef oo baadi ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Foosiya-gaabo ayaa habbeenimadii Khamiistii lagu qalay cusbitaalka Guud ee Hargeysa, waxaana qalliinkaas oo dhakhaatiirtu ku guulaysteen lagaga soo saaray ilmihii afraad ee lagu qalo oo ah wiil, kaas oo si caafimaad qabta ifka ugu soo baxay.

”
“

Billan waxay gashay maalmo qalo leh oo uu ka maqan yahay Baxnaan.

”
“

Amuun Cabdalle oo iyadu soo dhammaysatay imtixaanaadkii oo fasaxii la galay, ayaa hadda aad ugu soo booqata Luul gurigooda, iyada oo ay inta badan wada joogaan guriga reer Goohe oo isagu qalo yar.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qalo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan