U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dukaan

Magac Lab
Naxwe-nno/-ammo, m.dh
Xaraf DSubg DU6 xar
1

Qol khaanado alaabta la saaro leh oo cuntada, dharka iwm lagu gado.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Derbi,Dukaan, Deyr iyo Dariiq kasta waxaa taagnaa, oo farxad ku ciidayay Caruur Carbeed.

”
β€œ

Qarax ka dhacay degmada Afgooye ayaa sababay dhimashada saddex ruux oo la sheegay inay ku sugnaayeen dukaan weyn oo qaraxaas lala beegsaday, mana jirto cid kale oo ay waxyeello ka gaartay qaraxa.

”
β€œ

Β· Hadda kadib Qaadka iyo Sigaarka waa in lagu iibiyaa dukaan albaab iyo shati leh isla markaana si degdeg ah looga kiciyaa meelaha nadaafadda xun ee hadda lagu iibiyo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno/-ammo, m.dh

Xarafka

D Β· DU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dukaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan