U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kaxayso

Fal Gudbe (3)
Naxwe-stay, -satay
Xaraf KSubg KA7 xar
1

Wax soconaya oo meel joogey wadasho. kayn-mansuun

Tusaale Dheeraad ah3

“

. Garaacida iyo hanjabaadu wadamada galbeedka waxa ay sababi kartaa in dawladu ay caruurta aqalada waalidkood ka kaxayso.

”
“

Sidaa waxa yidhi Cilmi Muxumed Kaahin, waxaanu intaa sii raaciyay oo uu yidhi; “Mar haddaanay waxba noo qabanayn, waxaanu Xukuumadda Somaliland ku waaninaynaa in ay naga kaxayso hay’adaasi.”

”
“

Yurub…waa halkii ay joogtay gabadhii ay dalkii isku barteen ee uu sugayey inay mar uun kaxayso.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (3) (f.g3)

Isrogrog

-stay, -satay

Xarafka

K · KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kaxayso - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan