U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kefed

Magac Dheddig
Xaraf KSubg KE5 xar
La Mid AhkafadMagac Dheddig
1

Saxanka miisaanka.

2

Qoriga doonta lagu wado afka hore ee ballaaran.

3

Dembiisha weyn ee fooxa.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Erey kasta oo ninka umadda u caleema-saarani yidhaahdaa waa rasmi; kefed iyo miisaan buu saaran yahay; wixii qadaf aa ama meel-ka-dhac ah lagama aqbalo.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

K · KE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kefed - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan