U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qadaf1

Magac Lab
Xaraf QSubg QA5 xar
1

Aflagaaddo weyn oo qof sharaftiisa lagu dhaawacayo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Erey kasta oo ninka umadda u caleema-saarani yidhaahdaa waa rasmi; kefed iyo miisaan buu saaran yahay; wixii qadaf aa ama meel-ka-dhac ah lagama aqbalo.

”
“

In laga digtoonaado wixii af-lagaado iyo qadaf shaqsiyadeed oo ka baxsan dahliil maamul iyo mid mas’uuliyadeed.

”
“

Teeda kale, haddii afarta nin midkood si uun uga noqdo inuu ku marag furo denbiilaha, saddexda kale waxay khatar ugu jiraan in la ciqaabo iyadoo lagu eedaynayo inay qadaf iyo magac-dil geysteen.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qadaf - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan