U gudub nuxurka bogga
SABAAD

wado

Fal Gudbe (3)
Naxwe-atay, -adatay
Xaraf WSubg WA4 xar
1

Xoolo, dad, gaadiid iwm kaxaysasho.

2

Hawl la qabanaayey sii fulin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Axmed uu kula dardaarmay madaxweynaha Cusub in heshiiskaasi halkaasi laga sii wado.

”
“

Booqashada Saraakiisha Wasaarada Arrimaha Dibada Kenya ayaa ujeedadeeda aheyd sidii ay u ogaan lahaayeen dhaq dhaqaaqyada Siyaasadeed ee Cali Geeddi ka wado Hoygiisa uu ku leeyahay Nairobi.

”
“

Axmed sheegay in barnaamijka uu wado uusan khilaafsaneyn Diinta Islaamka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (3) (f.g3)

Isrogrog

-atay, -adatay

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
wado - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan