U gudub nuxurka bogga
SABAAD

khariidad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf KHSubg KHA9 xar
1

ld khariiddo. khariidad-borojakhsaneyd m.dh (juqr.) Muujisanaanta ay ku muujisantahay dhulka dushiisa oo dhan ama qayb ka mid ah dul fidsan korkeed

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ximan & Xeeb waxay khariidad ahaan dhacdaa Bartamaha Soomaliya, Waxay xuduudo la wadaagtaa.

”
“

Puntland waxay khariidad ahaan dhacdaa Bariga Soomaliya, Waxay xuduudo la wadaagtaa.

”
“

Waxa aad isticmaali kartaa khariidad (maab) haddii aad rabto.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

KH · KHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
khariidad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan