U gudub nuxurka bogga
SABAAD

khushuuc1

Magac Lab
Xaraf KHSubg KHU8 xar
La Mid Ahkhashuuc1Magac Lab
1

Dareen beernugeyl diimeed leh oo qof ka muuqda.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Dariiqa khushuuc aad u la yaab badan inta uu ku dhex maray ayuu fooror ku dhex jibaaxay baabuurtii iyo dadkii danahooda gaarka ah u wada gucleynayey.

”
“

Waxaana badanaa loo adeegsadaa is-dullaynta qofku isu dulleeyo Allaah iagoo muujinaya khushuuc.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

KH · KHU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
khushuuc - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan