U gudub nuxurka bogga
SABAAD

yaab1

Magac Lab
Xaraf YSubg YA4 xar

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haddaba waxaa la yaab leh inagoo aynaan ku arag saxaafada afsoomaaliga ku soo baxa iyagoo ka hadlaya dhacdadaa iyada ah iyo sida aan loo tixgalin mujaahidkaa ku dhaawacmay.

”
“

Bal eeg tusaalahan, inna Dalmar wuxuu soo bandhigay si yaab lehna u jeexjeexay taariikhda iyo isticmaalka lacagaha Soomaalida, wuxuuna u kala dhigay afar waaxood gumeysigii ka hor, xilligii gumeysiga, dawladihii Soomaaliya iyo burburkii ka danbeeyey.

”
“

Dadka Shiinahu waxay leeyihiin xikmad la yaab leh oo oraneeysa”Hadaad tahay qof aan muusoon karin ma ahan inaad dukaan furato” xikmadan ayaa ah mid micno weyn ku fadhida.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

Y · YA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
yaab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan