1
Summad: Kg. Halbeegga caalamiga ee cufka loona qeexo cuf le'eg muunadda caalamiga ee ka samaysan balaatinam, iridiyam, laguna keydiyo waaxda keydinta cabbirka iyo misaanka, kuna taalla Sefres, agagaarka Baariis. Muunadda caalamigu waxa ay ka samaysan tahay dhululubo jooggeedu le'egyahay dhexroorkeeda kana diyaarsan iskudhaf ka kooban 90% balaatinum iyo 10% iridiyam. kiloogaraam culeys m.l
Ereyada La Xidhiidha
cufisjiidad. kimistariga noolaha m.l (kiim.) Barashada kiimistariga noolayaashagaar ahaan dhismayaashooda iyo shaqada waxyaabaha kiimikeed ee ay ka koobanyihiinsida badan borotiinkaarboohaydraytdux iyo asiidho bu'eed. kimistariga oorgaanigga ah m.l (kiim.) Kiimistariga iskudhisyada kaarboon. kimistariga orgaanig-ma-ahe m.l (kiim.) Laan ka mid ah kiimistariga oo la xiriita curiyayaasha (marka laga reebo kaarboon) iyo weliba diyaarintoodaastaamahooda iyo falgallada isku dhisyadooda iskudhisy fudud oo kaarboon ah oo kooban oo ay ka mid yihiin ogsaydhadu ayaa lagu bartaa kiimistariga orgaanig-ma-ahe
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-mo, m.dh
Cilmiga
Kimisteri (kiim.)
Xarafka
K Β· KI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
