U gudub nuxurka bogga
SABAAD

samaysan1

Fal Magu (1)
Naxwe-smay, -santay; -smi
Xaraf SSubg SA8 xar
1

Wax la sameeyey noqosho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sidoo kale, waxay dadkii munaasibadda ka soo qayb-galay soo booqdeen Warshad samaysan Saabuun adag ee dharka oo ka mid ah Mashaariicda ay HAVAYOCO wado, waxayna Warshadaasi ku taallaa dhinaca Xaafadaha Waqooyi ee magaalada Hargeysa.

”
“

" dhogor " Dhogortu waa tin dheer oo aad u awood badan taasi oo inta badan u samaysan qaab wareegsan ama duuduuban.

”
“

Haddii aad si fiican ugu eegtid weyneeysada ameebadu waxay u egtahay cuf ma-qumane ah oo ka samaysan borootobalaasma u eg xab.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-smay, -santay; -smi

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
samaysan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan