U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cuf

Magac Lab
Naxwe-faf, m.l
Xaraf CSubg CU3 xar
1

Inta walaxdu ka koobantahay maaddadeeda. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Kobalti markay kaliga tahay waa bir adag, cuf wayn leh, midabka naxaasta oo casuus ku jiro leh.

”
“

Haddii ay tahay Cufnaanta Walaxi 1000 Garaam oo ah 1kg, Cuf isjiidka dhulka waxa uu noqonayaa 10 Niyuton, Oo macnaheedu yahay 1kg dhulka guudkiis waa 10 Niyuuton.

”
“

Marka xadi go'an oo cuf ah uu ku xidhmo awooda cufisjiidadka oo u soo jiidta badhtanka walaxdaasi taasi ayaa keenta in sheygaasi yeesho qaab wareegsan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-faf, m.l

Xarafka

C · CU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cuf - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan