1
Wax la diyaariyey ama is diyaarshey ahaansho.
Tusaale Dheeraad ah3
“
May 2009- "Garoonka Balidoogle maba aha meel u diyaarsan inay diyaaradi ka soo degto waxaana bur bur xoog leh gaarsiiyay Diyaaradaha Dagaalka Dowlada Itoobiya sanadkii 2006-dii"..
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Magu (4) (f.mg4)
Isrogrog
-naa, -nayd
Xarafka
D · DI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
