U gudub nuxurka bogga
SABAAD

koos

Magac Lab
Naxwe-sas, m.l
Xaraf KSubg KO4 xar
1

Dabaylaha lagu dhoofo oo ka yimaada koonfurgalbeed.

2

Gobol; dhul.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Koos oo ah gabadha keli aha ee reerka kolkii ay Ingiriiska u qaxday sidii ay wax u baranaysay ayey nasiibxumo lamafilaan ahi ku dhacday.

”
“

Koos sidaas ayey waxbarashdii kaga saaqidday noloshana kaga dhacday.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-sas, m.l

Xarafka

K · KO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
koos - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan