U gudub nuxurka bogga
SABAAD

keli1

Magac Lab
Naxwe-iyo, m.dh
Xaraf KSubg KE4 xar
1

Geed yar oo leh laamo wada buruq-buruq ah oo aroorro leh oo dhirta daawada ka mid ah.

2

Oo k. ah: mid ah, aan la wehelin. 3.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Fikradahaas oo ay ka mid tahay, in Somaliland Maamulkeeda u sareeyay ay iska leedahay beel keli ahi, beelaha kalena ay yihiin uun shaqaale.

”
“

Markii sidaa loo kala qaybsamay waxa Maxamed iyo raggii kale ee la socday khasab ku noqotay in beelaha Isaaqa oo keli ahi ay arrinta u hawl galaan.

”
“

Inta badan sida koox fikradeeda loo dhegeysto baa ka fiican, sida loo dhegeysto dadka keli-kelida ah fikradooda.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-iyo, m.dh

Xarafka

K · KE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
keli - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan