U gudub nuxurka bogga
SABAAD

lamafilaan

Magac Lab
Xaraf LSubg LA10 xar
1

L. ah: wax si kedis ah ku dhaca ama ku yimaad.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Haddii maskaxda qaybteeda caqligalka iyo fiirsashadu ku dhaqaaqdo xawli gaaban, qaybta go'aannada gaadhaana xawaare lamafilaan ah ku oroddo, wuxuu madaxeennu keenaa qaraarro aan kala go lahayn oo qaarkood macne samaynayaan qaarkoodna iga-gee yihiin.

”
“

Koos oo ah gabadha keli aha ee reerka kolkii ay Ingiriiska u qaxday sidii ay wax u baranaysay ayey nasiibxumo lamafilaan ahi ku dhacday.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

L · LA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
lamafilaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan