Dhisme dun oo kale ah oo laga helo bu'da unugyada dhirta iyo naflayda . Koromosoomyadu waxay ka koobanyihiin koromatiin, waxaanay qaadaan hiddo-sidaha, kaasoo suga astaamaha noolaha. koromosoom-jinsi m.l (-myo ..., m.dh) (baay.) Korokosoomyada xukuma xayawaanka dhalanayaa lab iyo dheddig midka uu noqonayo. Waxay ku leeyihiin bu'da hal sinji lammaane koromosoomo oo isku kaan ah.
Falanqaynta Naxwaha
Magac Lab (m.l)
-myo, m.dh
Baayoloji (baay.)
K · KO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
