U gudub nuxurka bogga
SABAAD

lammaane

Magac Lab
Naxwenax.Xisaab
Xaraf LSubg LA8 xar1 Tusaale
1

Erey ka kooban labo erey ama in ka badan oo kala duwan, yeeshana micno cusub. . lammaane-horsan m.l (xis.) Lammaane kutirsaneyaal ah sida (x,y) oo kala horreysiintoodu ay micne weyn ku fadhido. Tusaale ahaan, lammaanaha horsan (2,3) lama mid aha lammaanaha horsan (3,2), marka lagu muujiyo dhidabbada kaartis.

Tusaalooyin

“

dhul + bare -> dhulbare

”

Tusaale Dheeraad ah1

“

Maanta waxa jira noocyo badan oo qoysas kala duwan ah sida: qoys kooban, waalidiin keli ah oo carruur leh, lammaane aan carruur isu laheyn iyo kuwo keligood ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

nax.

Cilmiga

Xisaab (xis.)

Xarafka

L · LA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
lammaane - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan