Tusaale Dheeraad ah3
β
Burco waa magaalo wayn oo ku taala gobolka Togdheer ee wadanka somaliland dhinaca bari.magaaladdani si dhakhso ah ay u kobcaysaa marka loo eego magaalooyinka kale ee wadanka,waxa ka jira olole dhisme oo aad u wayn,iyo ganacsi aad u xoogan sidoo kale.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
DH Β· DHI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
