U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kumanyaal

Magac Lab
Xaraf KSubg KU9 xar
1

.w

Tusaale Dheeraad ah3

“

Inta waracyo kuu soo go’aan ‘ tiro la koobayne Kuwo kuu qudhgo’ay oo dartaa ‘ kaare la marsiiyey Kumanyaal waddaniyoo jacayl ‘ kuu hayaa badane.

”
“

Inkasta oo ay Elmer arrintaasi la cuslaatay, sababtoo ah wuxu aha ninkii ka xishoon jiray inuu dadka soo dhex galo ama inuu la hadlo kumanyaal qof..

”
“

Dagaallada u dhexeeyay ciidamada dowladda KMG ah ee Soomaaliya, oo gacan ka helaya kuwa Midowga Afrika, iyo kooxaha Islaamiyiinta ah ee ka soo horjeeda ayaa waxa ay ku qasbeen kumanyaal qof inay isaga qaxaan caasimadda Muqdisho.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

K · KU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kumanyaal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan