U gudub nuxurka bogga
SABAAD

laxoox

Magac Dheddig
Xaraf LSubg LA6 xar
1

.u Kimis ballaaran, xalleefsan oo bur ama budo la dubay ka samaysan; canjeero.

Tusaale Dheeraad ah2

β€œ

Canjeelo ama laxoox waxee ka midtahay cuntada lagu sameeyo kushiinka.

”
β€œ

Rasuulka (scw), Abuubakar iyo Cumar markii ay cuneen raashinkii ayna dhargeen, ayaa wuxuu Nebiga (scw) yidhi: "laxoox, hilib, timir, yacyacood iyo hoobaan!

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

L Β· LA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
laxoox - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan