U gudub nuxurka bogga
SABAAD

timir

Magac Dheddig
Xaraf TSubg TI5 xar
1

Geed u eg geedaha baarta.

2

Miraha geedkaas ka baxa, sonkor baa ka buuxda, laf yar oo adagna way ku dhexjirtaa.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaa masaajidka laga dhisay meel u dhow meeshuu Nabigu ((SCW)) ku degay oo bohol ahayd, qubuuro iyo geedo timir ihina ku yaalleen ayna lahaayeen laba wiil oo agoomo ahaa oo la kala odhan jirey Sahal iyo Suheyl.

”
“

"Timir wuxuu ahaa 43-jir, wuxuuna kasoo jeeday gobollada waqooyi, dilkiisuna waa mid qorsheynaa, cid ka dambeysana garan mayno" ayuu warbaahinta u sheegay Xildhibaan Salaax Nuur Badbaado.

”
“

Waxaa masaajidka laga dhisay meel u dhow meeshuu Nabigu SCW ku degay oo bohol ahayd, qubuuro iyo geedo timir ihina ku yaalleen ayna lahaayeen laba wiil oo agoomo ahaa oo la kala oran jirey Sahal iyo Suheyl.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

T · TI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
timir - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan