U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ballaaran

Fal Magu (4)
Naxwe-rnaa, -rnayd
Xaraf BSubg BA9 xar

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cabdi Ciise oo ka socday Wasaaradda Deegaanka Puntland ayaa waxa uu mahadnaq ballaaran u jeediyay Hay’adda Care International oo uu sheegay in ku dadaasho wax kaqabashada in la helo biyo nadiifa.

”
“

Gobolka Bay oo yeeshay degmo cusub Wafdi ballaaran oo isugu jira wasiiro, xildhibaano iyo saraakiil ayaa maanta gaaray degmada Ufurow ee gobolka Bay oo dhawaan Madaxweynaha dowladda KMG u ka dhigey degmo.

”
“

Deeqo isugu jira maro kaneecooyin, Bac iyo alaabo raashinka lagu karsado ayay gaarsiiyay Hey'adda ICRC, waxaana gaarsiinta deeqdaas mahad celin ballaaran ka soo jeediyay Maamulka gobalka shabeelaha Hoose.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-rnaa, -rnayd

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ballaaran - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan