U gudub nuxurka bogga
SABAAD

budo

Magac Dheddig
Xaraf BSubg BU4 xar
1

Wax aad loo daqiiqay oo bito laga dhigay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dadyowgii la oran jirey Olmekista iyo Mayaniska ayaa dhowr jaad oo galley ah beeran jirey iyagoo karsan jirey iyadoo baduugan (iyadoo budo laga dhigey) ama farsamaysan (nixtamalization).

”
“

Isaga oo aan Cumar kaxaystay laba nin oo la socday, wuxuu geeyay gurigi kaydka (Baytul-maal), markaasuu ku yidhi; Raashin baynu u qaadaynaa reerkii aynu soo aragnay ee horta aniga I saara jawaan budo ama daqiiq ah.

”
“

Cumar baa ku yidhi raggii la socday raashin baynu u qaadnaynaa reerkii dhibataysnaa ee horta aniga I saara jawaan budo ama daqiiq ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

B · BU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
budo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan