U gudub nuxurka bogga
SABAAD

laylo

Magac Dheddig
Xaraf LSubg LA5 xar
1

Ciyaar carruurtu ku dheesha dhagxaan quruurux ah, saalo geel iwm oo ku jirta laba iyo toban god oo laba labo isaga soo horjeeda; godadow.

Tusaale Dheeraad ah1

β€œ

LAYLI GOOBALAY (Leelo Goobalay, Laylo Goobalay) waa ciyaar dhaqameed kasoo jeedda bahda ciyaaraha ah ee la isku yidhaahdo Manqala.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

L Β· LA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
laylo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan